Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Zoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax maanta ka dhacay agagaarka isgoyska 14-ka October Ex Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa ahaa mid gaari lagu soo xiray, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku darayaa in qaraxaas ay waxyeelo ay ka soo gaartay Macalimiin Tirkiyaan ah iyo labo Soomaali ah.

Ciidamoka tirsan kuwa ammaanka ayaa gaaray goobta, kuwaas oo baaritaano kooban ka sameeyey halkaasi.

Xaaladda ayaa hadda degan, waxaana caadi ku soo laabta dhaq dhaqaaqa guud ee waddadaasi oo ah mid mashquul badan.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

OK Qarax

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this