Deeq A. Posted September 26, 2019 Muqdisho (SMN) – Xasan Daahir Aweys oo weli xabsi guri ku ah magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee dalka, kadib muuqaal laga soo duubay. Xasan Daahir Aweys ayaa ka jawaabay hadalladii eedeynta u badnaa ee ka soo yeeray Madaxweynayaashii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale wuxuu ku baaqay in laga shaqeeyo danaha dadka iyo dalka, lagana fogaado dhaliilaha wax duminaya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/daa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites