Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-New York)-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahaddalo kula yeeshay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Gutteres.

FB_IMG_1569476177384-720x430-1.jpg

Qaramada Midoobay waxay kaalin mug leh ka qaadaneysaa dhismaha iyo xoojinta ee hay’adaha dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa intii uu ku sugnaa Magaalada New York waxa uu kulamo kala gaar gaar ah uu la qaatay madaxweynayaasha dalalka Maraykanka Masar Kenya iyo Turkiga isaga oo kala hadlay xaaladda Soomaaliya iyo xidhiidhka ka dhaxeeyay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this