Sign in to follow this  
Deeq A.

DFS oo qodobo kasoo saartay heshiiska beelo diriray

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay soo afjarto colaad dhiig fara badan ku daartay oo beelo walaalo ah ku dhexmartay gobolka Galgaduud gaar ahaan Huurshe iyo Xeraale.

Heshiiska oo ay kala saxiixdeen beelaha ayaa waxa uu ka kooban yahay dhowr qodobo, kuwaasi oo warbaahinta loosoo bandhigay.

Mudane Yaxye Cali Hereeri, lataliyaha ra’iisul wasaaraha ahna xiriiriyaha tubta siyaasadda loo dhan yahay ayaa saxaafada u mariyey.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo muddo saddex bilood ah ku sugnaa degaanadda Galmudug ayaa ku guuleystay dhowr arrimood waxaana arrintan ay kamid tahay guulaha miro dhalka ah ee kasoo baxay socdaalkiisa.

Hoos ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Heshiisyo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this