Deeq A. Posted September 26, 2019 Dhuusamareeb (SMN) – Qaar kamid ah dhalinyaradda ku dhaqan gobolka Galgaduud ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka shiray colaadaha loo adeegsaday. Shirka oo aad loosoo qaban-qaabiyey ayaa waxaa kala qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Isu imaatinka ayaa diiradda lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa isku dhacyadda iyo in da’yarta aysan wax door ah ku yeelan. Mid kamid ah dhalinyaradda madasha ka hadashay ayaa wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyey in ay ka baaqsan doonan arrintaas. Dedaaladda ay bilaabeen dhalinyaraddan ayaa kusoo hagaageysa iyadda oo xukuumadda ay bilowday howlo lagu soo afjarayo colaadaha haatan jira. Hoos ka dhageyso codka https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Dhalinyarro.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites