Deeq A. Posted September 25, 2019 Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in dib loo dhigay xaflada caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Lama sheegin waqtiga kale ee laga dhigay. Qoraalka arrintaasi ku saabsan halkan ka akhri: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites