Sign in to follow this  
Deeq A.

MW Farmaajo oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Belgium-ka

Recommended Posts

Deeq A.   

New York (SMN) – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shir gaar ah magaalada New York kula  yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Belgium.

Shir-doceedka ay ku yeesheen magaalada New York Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Belgium Mudane Charles Michel waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, kaalinta Belgium ee dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii Midowga Yurub u sii dardargelin lahaa taageerada uu ku bixiyo dowlad-dhisidda Soomaaliya.

dalka Belgium-ka ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this