Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulamadii Baarlamaanka Ingiriiska Oo Maanta Si Rasmi Ah U Furmaya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London)-Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dib u bilaabi doona maanta arbacada kulamadooda caadiga ahaa kuwaasi oo uu xanibay raysal wasaaraha UK.

1569350212c8ca0.jpg

Maxkamadda sare ee UK ayaa shalay daaqada ka tuurtay go’aanka Boris Johnson uu ku kala diray baarlamaanka inta UK ay ka baxeyso Yurub.

Garsoorayaasha Maxkamada sare ee UK oo gaadhaya 11 ayaa ku tilmaamay go’aanka Johnson mid aan sharci Aheyn.

Baarlamaanka UK ayaa dhowr goor isku khilaafay qaabka ay kaga baxayaan UK waxaana taasi ay keentay in laba toddobaad ka hor la hakiyo kulamada Baarlamaanka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this