Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdi Weli Gaas Oo Ka Warramay Buug Cusub Oo Uu Soo Bandhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Virginia)-Madaxweynihii hore Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo bandhigay Buug uu ugu magacdarey “A Challenging Transition in Somalia” Caqabadihii Xil-Iskuwareejin ee Soomaaliya.

Buggaan ayaa waxuu madaxweynihi Puntland, ka qorey arrimaha siyaasada dalka iyo xaaladihiisii nololeed ee tan iyo markii uu yimid dalka Mareykanka.

Qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida ee gobolka Virginia ayaa ka qeyb-galey xafladda daah-furka buuggaan.


Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa ayaa ka warramay buuggiisan “A Challenging Transition in Somalia” iyo arrimaha uu kaga hadlayo, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this