Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Abaal Mariyay Askari Laaluush Diiday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis Ababa)-Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa shahaado sharaf ku maamuusay mid ka mid ah ciidamadda Booliska ee Gobolka Canfarta.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

Askarigan oo lagu magacaabo Siraj Abdalla ayaa todobaadkan qabsaday warbaahinta, ka dib markii  uu koox budhcad ah ka diiday aduun lacageed oo gaadhaa 40,000 oo Bir “Waxa aan diiday laaluush,maxaa yeelay waxa ay wax yeelaysay mustaqbalka wadankayga Ethiopia” ayuu u sheegay EBC.

Image may contain: 3 people, people standing

Ra’isal Wasaare Abiye Oo Siraj ku Qaabilay xafiiskiisa ayaa ku tilmaamay in uu yahay geesi,waxaanu xusay in uu tusaale nool u yahay saaxiibadiisa kale, kaas oo uu ugu baaqay in lagaga daydo geesinimadda.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

Siraj Abdalla ayaa lacagtan ku diiday koox damacsanayd in ay hub geliyaan dalkaasi, waxaanu halkaasi ku fashiliyay hawl galkii ay wadeen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this