Sign in to follow this  
Deeq A.

Wargalin Cidii Aragta Haweenay Xanuusanaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Wargalin Cidii Aragta Haweenay Xanuusanaysa

Waxa lagu wargalinayaa dhammaan bulsho waynta ku dhaqan caasimadda magaalada Hargeyeysa iyo Nawaaxigeeda cidii aragta gabadh Da’deedu tahay 21 Jir oo Xanuunsanaysa midabkeeduna maariin dhalaal yahay kana soo Lutay Magaaladda Muqdisho gaar ahaana Xamar,

Isla markaana Eheladii dhashay Inantaasi loogu soo sheegay in lagu arkay caasimadda Hargeysa Dhexdeeda iyadoo mareysa.

Hadaba Cidii Aragta Haweenaydaasi Xanuunsanaysa waxa si Naxariis leh Looga Codsanayaa inay ku soo hagaajiyaan Nampers ka 0634699390-0636601975 ama Dukaanka Dharka ee ELITE TAILOR/Radio Hargeysa

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this