Sign in to follow this  
Deeq A.

Sidee Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhoweeyey New York?

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada New york ee dalka Maraykanka,halkasi oo lagu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa magaalada New york kaga qaybgalaya shirka sanad laha ah golaha guud ee Jimciyadda quruumaha ka dhexeysa. meertadiisa 74-aad ee  ,kaasi oo looga hadlayo arrimo badan oo quseeya Caalamka,waana

Farmaajo ayaa madaxda ka qaybgalaysa shirkaasi uga warbixindoona arrimaha Soomaaliya,iyo guud ahaan horumarka ay ku talaabsanayso Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu kulammo doceedyo la yeelan doonaa madaxda ka qaybgalaysa shirkaasi,si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka Soomaaliya uu kala dhaxeeyo dowladaha kale ee dunida oo hoggaamiyaashooda shirkaasi ka qaybgalaya.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this