Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo cambaaraysay xayiraadda Villa Somalia saartay Jubaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Puntland ayaa cambaaraysay Xayiraadda Socdaal ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa Beesha Caalamka iyo dalalka daneeya Arrimaha Soomaaliya loogu sheegay in xayiraadda dowladda Federaalka Soomaaliya ay saartay Jubaland ay dib u dhac ballaaran ku keenayso hannaanka Geeddi-socodka siyaasadeed iyo horumarka dalka.

11-3.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Puntland oo cambaaraysay xayiraadda Villa Somalia saartay Jubaland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this