Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Sheekh Maxamed Idiris Oo Degdeg Uga Dhoofay Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xamse Cumar Kujoog oo ka mid ah dhalinyaradii qaban qaabinaysay tababar aqooneed uu magaalada Hargeysa ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Idiris ayaa ka hadlay sababta loo joojiyay iyo cidda joojisay.

Sheekh Maxamed Idiris, ayaa galabta ka dhoofay magaalada Hargeysa kadib markii xukuumadda Somaliland ka joojisay tababar aqooneed uu Hargeysa ku qaban lahaa, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this