Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqolaal Muhaajiriin Ah Oo Gaadhay Xeebaha Dalka Malta

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Malta)-Dowladda Malta ayaa aqbashay 256 qof oo muhaajiriin ah kuwaasi oo laga soo badbaadiyay badda u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga.

156909261901b63.jpg

Tahriibayaashan ayaa 36 ka mid ah waxaa soo badbaadiyay doomaha hey,aada Ocean Viking inkastoo ay cabasho ka muujiyeen diidmo ka timid ciidanka ilaalada xeebaha Malta.

Malta ayaa sidoo kale xaqiijisay in 229 ruux oo muhaajiriin oo saarnaa sadex doon ay ka soo badbaadiyeen aaga badda Malta inkastoo la xaqiijin wadamada ay u Dhasheen.

Waa doonidii afaraad oo ay saaran yihiin dad Muhaajiriin ah oo gaarta dalka Malta oo ka tirsan qaarada Yurub.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this