Sign in to follow this  
Deeq A.

“Guri Yaala Xaafada New Hargeysa Waxa Lagu Dilay Mujaahid La Odhan Jiray Xamse Daahir Aw Aadan Waxaana Arrintaa Markhaati Ka Ahaa Madaxweyne Muuse Biixi…” Xildhibaan Qabile

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah golaha wakiillada Somaliland ayaa ka warramay mujaahid uu sheegay in sannadkii 1993 lagu dilay guri ku yaalla magaalada Hargeysa waxaanu weerar lagu kacay carruurtii uu dhalay mujaahidku, Halkan hoose ka DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=QbFicHBVgWc

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this