Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixaya sharci muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa inuu saxiixo sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa ee labada heer.

Sharcigaan oo soo maray marxalado kala duwan ayaa ugu danbayn lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ugu danbayn lagu saxiiso Munaasabad ka dhacaysa madaxtooyada Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Agaasime ku xigeenka warfaafinta madaxtooyadda Soomaaliya Mudane C/rashiid Maxamed Xaashi oo ka la hadlay  warbaahinta dowladd ayaa sheegay in sharcigaan inuu yahay mid muhiimad gaar ah u leh dalka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this