Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada DFS oo howlgalo kawada Bakool

Recommended Posts

Deeq A.   

Xudur (SMN) – Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgalo waxay ka wadaa degaano iyo degmooyin dhaca gobolka Bakool.

Saraakiil ka tirsan xoogaga maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dhaqdhaqaaqyadaas ay yihiin amni xaqiijin.

Howlgaladda ayaa ka dambeeyay markii shalay ay aagaas ku dagaalameen dad shacab, oo markii dambe garab ka helay ciidanka, iyo AlShabaab.

Mas’uuliyiinta ayaa hoosta ka xariiqay in howlgaladda ay sii socon doonan, qeybna ka yihiin kuwa ka dhanka ah Al-Shabaab ee socda.

AlShabaab ayaa maamusha qaybo kamid ah gobolada hoostaga Koonfur Galbeed, halkaasi oo qorsheyaasha looga xorreynayo ay socdaan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this