Sign in to follow this  
Deeq A.

AlShabaab oo sheegatay weerar askari lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose.

Sidda ay sheegeen dadka degaanka, weerarka ayaa waxaa lagu beegsaday fariisin ay ciidanka dowladda ku leeyihiin degaanka Bariire.

AlShabaab oo mas’uuliyadda sheegatay ayaa tilmaamtay in ay ku khaarijisay todoba kamid ah xoogaga difaaca dowladda.

Balse, saraakiisha ciidamadda oo ay idaacadda Shabelle la xiriirtay waxay xaqiijiyeen geerida laba askari oo milatariga ka tirsan.

Dhinaca kale, ciidanka ayaa kadib falkaas waxay howlgalo ka sameeyeen degaanada ku teedsan Bariire sidda tuuladda Awdheegle.

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this