Deeq A. Posted September 20, 2019 Muqdisho (SMN) – Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadey in ay dib u dayactir ku sameyneyso qaar kamid ah safaaradaha dibadda. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, wasiirka Maaliyadda dalka, ayaa shaaca ka qaadey in safaaradaha qaarkood uu haatan ka muuqdo burbur xoogan. Mr Bayle ayaa waxa uu ku nuux-nuux saday in ay jirto miisaaniyad gaar u ah dib u dayactir oo uu xusay inay gaari doonto safaaradahaasi. Khamiistii ayey ahayd markii Golaha Wasiiradda ay meel-mariyeen ku noqoshadda Miisaaniyadda 2019-ka iyo xisaab xirkii 2018-kii. View the full article Share this post Link to post Share on other sites