Sign in to follow this  
Deeq A.

“Hadday Somaliland Gacanta Muuse Biixi Iyo Tallo-Xumadiisa Ku Burburi Weydo, Weligeed Burburi Mayso” Abwaan Weedhsame

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka abwaaniinta caanka ah Somaliland ayaa si weyn u dhaliilay Madaxweynaha Somaliland md. Muuse Biixi Cabdi oo uu sheegay in tallo-xumadiisa ay u burburayso Somaliland.

IMG_9F9800-7B5F48-B7239C-572E95-8BC163-C


Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay facebook waxa uu ku yidhi: “Hadday Somaliland gacanta Muuse Biixi iyo talo-xumadiisa ku burburi weydo, weligeed burburi mayso. Doobir!!! Doobir!!!!! Doobir!!!!”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this