Sign in to follow this  
Deeq A.

Saraakiil Kenya Ah Oo Ku Sugan Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedkooda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Saraakiil ka socda wasaarada arrimaha dibadda Kenya ayaa ku sugan magaalada Hargeysa.

kenyan.jpg

Ujeedka diblumaasiyiintan ayaa ah sidii ay u dhamaystiri lahaayeen qorshaha Kenya Hargeysa kaga furanayso xafiis diblumaasiyadeed.

Wefdigan ayaa la kulmay mas’uuliyiinta wasaarada arrimaha dibadda Somaliland sidoo kale waxa ay booqdeen magaalada Berbera.

Maalinta beri ayaa la filayaa in ay dib ugu laabtaan Kenya sida ay ii xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan wasaarada arrimaha dibadda Somaliland.

Xidhiidhka Somaliland iyo Kenya ayaa xoogaystay sannadan iyadoo uu sii xumaanayo cilaaqaadka Soomaaliya iyo Kenya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this