Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada soo socota ee Soomaaliya ma noqon kartaa mid qof iyo cod ah?

Recommended Posts

Deeq A.   

Soomaaliya, tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya sannadkii 1991-kii, waxaa dalka soo maray dowlado kala duwan oo u badnaa kuwo ku meel-gaar ah ah, halka dowladdaan iyo dowladdii ka horreysay ay shaaciyeen beesha caalamka in ay Soomaaliya ka baxday xilligii ku meel-gaarka ahaa, walow weli beesha caalamka ay kula dhaqanto

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this