Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Tafaasiil dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxii ka dhacay isgoyska Xaaji Baasto, wadada Maka Al Mukarama ee Muqdisho.

Goobjoogeyaal ayaa u sheegay idaacadda Shabelle in qaraxu uu ahaa mid ka dhashay Miino wadada dhinaceeda la dhigay.

Inta la xaqiijiyey shan ruux oo laba kamid ay rayid yihiin ayaa ku naf-weysay weerarka, oo aysan jirin illaa iyo hadda koox sheegatay.

Laamaha ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhankooda waxa aysan wali war kasoo saarin falkan.

Qaraxan ayaa kusoo aadaya iyadda oo ciidamadda amniga ay adkeeyeen nabad-gelyadda caasimadda, sarrena loo qaadey howlgalada amni xaqiijinta.

Hoos ka daawo sawiradda

71308695_1144239109095264_4233320711277510656_n.jpg?_nc_cat=106&_nc_oc=AQlR7pQz5ZafsOwbGqOwMuiUutVChLJH_R2ICR4qRnzU1B5TncrLRRcT72HRuKtUrYI&_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&oh=49a6e63ca5f344bad8d646f577131be7&oe=5E3B6BB970474935_1144239119095263_2489715412468498432_n.jpg?_nc_cat=1&_nc_oc=AQnl2sdY2XeaqyaDpmRB0rEGYR2TnmDoQEkwVt6wma56IaJz4C3UV5hr4ZQ1TxmoWx4&_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&oh=d2885c83d1fecc943e7a9c7d025377c0&oe=5DFF92FF69085252_1144239092428599_260392910694907904_n.jpg?_nc_cat=100&_nc_oc=AQmciEg_T1qUjJ2b9jE_dJ9zLb2VsatBDHwUdcNWtpr_yk6CmlhJZ3MGkd3GCGOvFGg&_nc_ht=scontent-lhr3-1.xx&oh=8a07581da31d1456fcdbae6f30fc06d5&oe=5E0978DC

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this