Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Qarax xoogan oo lala beegsaday Injineer Turki ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax barqanimadii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lala eegtay Injineer Turki ah, kaas oo dhismo ka wada waddada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.

Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxaasi ku dhaawacamy illaa saddex qof oo oo kala ahaa Injineerka iyo labo ka mid ah ilaaladiisa.

Ciidamo ka tirsan kwa ammaanka ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay oo ah agagaarka Jaamacadda Shabelle, waxaana ay howlgallo ka sameeyeen halkaasi.

Xaaladda ayaa hadda degam, welina ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha laamaha amniga oo ku aadan qaraxaasi.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

88 11 22

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this