Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo la kulmay guddigii dib u heshiisiinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Madaxweynaha JFS, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shalay kulan gaar ah Dhuusamareeb kula qaatay guddigii shirka arrimaha dib u heshiisiinta Galmudu oo habeen hore lagu soo gabagabeeyey gudaha magaaladaasi.

Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahadceliyey xubnaha guddiga, sida ay uga shaqeeyeen arrimaha dib u heshiisiinta ee beelaha dega deegaanada maamulka Galmudug.

Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi (Baadiyo) oo ahaa guddoomiyihii guddigaasi ayaa faah faahin guud ka bixiyey shirkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/cod-cadaani.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this