Deeq A. Posted September 17, 2019 Garowe (SMN) – Kadib shir saddex maalmood socdey oo ka qabsoomay magaaladda Garowe, kaasi oo loogu magacday shirka maalgeshiga Puntland, ayaa lasoo gabagabeeyay maanta, waxaana laga soo saarey war-murtiyeed. Hoos ka akhriso qoraalka View the full article Share this post Link to post Share on other sites