Deeq A. Posted September 17, 2019 Dhuusamareeb (SMN) – Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug oo maalmihii la soo dhaafay ka socday M/ Dhuusamareeb ayaa maanta laga soo saaray War Murtiyeed dhoq qodob ah. Shirkan ayaa waxaa xalay soo xiray Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) oo haatan booqasho ku joogo gudaha magaaladaasi. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites