Deeq A. Posted September 17, 2019 Balcad (SMN) – Ciidamada dowladd federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ciidamadu ay ku soo qab qabteen hub sharci darro ah iyo dad u badan dhalinyaro. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa faahin faahin ka bixiyey baaritaanadaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/cod-faduma-.mp3 a;l View the full article Share this post Link to post Share on other sites