Sign in to follow this  
Deeq A.

War-murtiyeed laga soo saaray shirka Maalgashiga Puntland oo Garoowe ku soo xirmay

Recommended Posts

Deeq A.   
shirka.png?resize=1000%2C591&ssl=1Shirka Maalgashiga Puntland oo soo xirmay

Shir weyne ku saabsan Maalgashiga Puntland oo mudda saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ayaa Galabta soo xirmay waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban saddex bog oo faahfaahinaya arrimihii shirka looga hadlay.

War-murtiyeedka waxaa kale oo lagu sheegay in maalgashiyo kala duwan laga hirgelin doono Puntland si looga faa’idaysto khayraadka dihin ee ku duugan degaannada Puntland islamarkaana loo kordhiyo wax-soosaarka gudaha iyo shaqa-abuurka dhalinyarada.

Hoos ka akhriso war-murtiyeedka oo dhammaystiran

Warmurtiyeed-1.jpg?fit=1000%2C1415&ssl=1 Warmurtiyeed-2.jpg?fit=1000%2C1415&ssl=1 Warmurtiyeed-3-1.jpg?fit=1000%2C893&ssl=

PUNTLAND POST

The post War-murtiyeed laga soo saaray shirka Maalgashiga Puntland oo Garoowe ku soo xirmay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this