Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Qaramada Midoobey Oo Maanta Furmaya Iyo Farmaajo Oo Markii Ugu Horraysay Ka Qeybgalaya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-New York)-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada New York ee dalka Mareykanka uga furmaya shirka guud ee jimciyadda qarumaha ka dhaxeysa, kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda ilaa 193 dal oo xubin ka ah.

Farmaajo-sax-1.jpg

Kulankan oo midkii 74aad arrimaha siyaasadda caadiga ah, argigixisada, cimilada, caafimaadka iyo arrimo badan oo dunida mashquuliyey, waxaa intaasi dheer in dalka weliba uu halkaasi la tago ajendihiisa u gaarka ah.

Dhanka Soomaaliya waxaa markii ugu horreysay tagaya madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo isaga oo ka hadli-doona dadaallada dowladiisa ee la dagaalanka argigixisada ee dalkiisa iyo gobolka, dhismaha dowladimada, dib u heshiisiinta iyo arrimo kale.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this