Sign in to follow this  
Deeq A.

Askari Ka Tirsan Ciidanka Asluubta S/land Oo Caawa Lagu Dilay Magaaladda Laascaanood,Qof kalena dhaawacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Askari Ka Tirsan Ciidanka Asluubta S/land Oo Caawa Lagu Dilay Magaaladda Laascaanood,Qof kalena dhaawacay.

Nin hubaysan ayaa caawa Askari ka tirsan ciidamada Asluubta Somaliland ku dilay badhtamaha magaalada Laascaanood halka uu nin kale oo shacab ahna ku dhaawacay. Wararka qaar ayaa sheegaya in ninka wax dilayna ka tirsan yahay ciidamada Asluubta. Wali macadda sababta Dilka dhalisay iyo in la qabtay gacan ku dhiiglihii.

917414FA-9BF8-4AA6-94E7-98B72A9AC978.jpelaascaano.jpg

Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood ayay marar badan ka dhacaan Dilal toogasho ah, in kasta oo mudooyinkii danbe xaaladda Ammaanku ka soo raynaysay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this