Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka deyn cafinta Somalia oo war Murtiyeed laga soo saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Addis Ababa (SMN) – Shirkan oo u dhexeeyey kooxda la socodka deyn cafinta Soomaaliya SMP iyo dowladda federaalka ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka maaliyadda xkuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaale (Beyle), guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda gobolka Banaadir Ibraahim Dheere, iyo wasiiradda maaliyadda ee maamul goboleedyada dalka.

Intii uu socday ayaa waxaa diirada lagu saaray arrimaha dey cafinta, sida lagu sheegay warka ka soo baxay shirkaasi.

Halkan hoose ka akhriso:

1122

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this