Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacab Soomaaliyeed oo ka cabanaya dhul-boob

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ku nool magaaladda Muqdisho ayaa waxay ka cabanayaan dhul boob lagu hayo guri ay lee yihiin.

Guri la dhacayo ee ay lee yihiin muwaadiniintan ayaa waxay ku nool yihiin xaafada Waxar Cadde ee degmada Hiliwaa ee magaala madaxda dalka.

Shaqsiyaadkan oo sheegtay in loogu awood sheeganayo shaarka dowladda ayaa xusay in guriga ay u cabirtay dowladii Siyaasad Barre sanadkii 1983-dii.

Qoyskan oo sumada dhulkoodu tahay X iyo D ayaa dowladda ka codsaday in ay ku garab siiso difaacashadda dhulkooda.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/Dhul-boob.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this