Sign in to follow this  
Deeq A.

Tayadda booliska Soomaaliya oo sarre loo qaadayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa wuxuu maanta magaaladda Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socotay Ingiriiska.

Dhinacyadda ayaa waxay ka wada hadleen arrimo quseeya ciidanka iyo sidii sarre loogu qaadi lahaa tayadooda.

Cabdi Xasan Maxamed [Xijaar], taliyaha bileyska, oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa sharaxaad ka bixiyey qodobada ay isla meeldhigeen.

Mr Xijaar ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay in ay isla qaateen sidii loo dardargelin lahaa tayeynta booliska Soomaaliyeed.

Hoos ka dhageyso codka

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/09/adf.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this