Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo tayeyn ku bilowday ciidamada taraafikada iyo ilaalada masuuliyiinta.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda amniga iyo DDR-ta ee dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay bilowday qorshe lagu tayeynayo dhammaan ciidamada kala duwan ee Puntland.

Wasiirka wasaaradda amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo warbixin siinayey shirka golaha xukuumadda ayaa sheegay in qorshaha tayeynta ciidamadu uu ka socdo dhammaan gobolada Puntland ay ka kooban tahay si loo helo ciidamo tiro ahaan iyo tayo ahaan ku filan Puntland.

Wasaaraddu waxa ay sheegtay in hadda qorshaha tayeynta wajigiisa 1aad uu ku socdo ciidamada ilaalada waddooyinka Puntland ee Taraafikada, ilaalada mas’uuliyiinta dowladda iyo xarumaha ganacsiga iyo dowladda.

AKRHISO

Nuqul.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLANDPOST

The post Puntland oo tayeyn ku bilowday ciidamada taraafikada iyo ilaalada masuuliyiinta. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this