Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Cidna Ma Necba Madaxweynaha…” Madaxweyne Biixi Oo Fagaare Uga Garaabay Dadka Dhaliila Hoggaamintiisa Iyo Xukuumaddiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay sababaha keena in Shacabku Mucaaradaan Xukuumadaha ay soo doortaan.

Madaxweynaha oo Maanta hadal ka jeediyey Xaflad ay ku qalin-jebiyeen Arday ka aflaxday Jaamacadda Timo-cadde ee Magaalada Gabiley, ayaa sheegay in aan Dawlad wada wanaagsani jirin, sidaasi darteed aanay jirin sabab Dadka Xukuumadda taageersani u diidaan dhaliilaha Shacabka ka imanaya, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this