Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo u diyaar garoobaysa martigelinta shirka maalgashiga.

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Safarka Madaxweynaha, qaban qaabada Shirka Maalgashiga, Diyaarinta Siyaasadda Barakacayaasha, Xaaladda Wadooyinka iyo Warbixino kale.

AKRHISO

70082669_727021727711350_359672069302412

PUNTLANDPOST

The post Puntland oo u diyaar garoobaysa martigelinta shirka maalgashiga. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this