Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi ka socda Germany oo gaarey Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (SMN) – Wafdi ka socda dowladda Jarmalka ayaa maanta gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta dowlada goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xafiiskisa ku Qaabilay Wafdigaasi oo ka socday safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya,iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah.

Wafdigaasi waxaa hoggaminaysay danjiraah dowladda Jarmalka ee Soomaaliya Annett Günther iyo ku Xigeenkiisa Markus, kuwaasi oo haatan kulamo la leh madaxda dowlada goboleedka Koonfur Galbeed

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this