Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Itoobiya Oo Sheegtay Inay Qabatay Xubno Ka Tirsan Ururka Daacish

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis Ababa)-Colonel Tesfaye Ayelew oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in xubno ka tirsan Ururka Daacish lagu qabtay gudaha dalka Itoobiya, ragaan ayaa lagu soo qabtay hawlgalo ay ciidamadu sameeyeen, Xubnahan ayaa u kala dhashay dalalka Suuriya, Yemen iyo Itoobiya balse ma sheegin tirada xubnahaas ee ka tirsanaa ururka Daacish.

ISIS-100x70.jpg

Daacisha ayaa dhawaan lagaga adkaaday furimo ay ku lahaayeen gudaha dalka Suuriya, sidoo kale waxaa ay fadhiyo ku leeyihiin gudaha Soomaaliya iyadoo dhawr jeer oo hore ay ciidamada maraykanku duqeeyeen.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this