Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo xukuno riddey.

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay xukuno kala duwan ku riday rag loo heysto qarax dad badan ay ku dhinteen oo dabayaaqadii sanadkii 2018 ka dhacay Suuqa Kaawo-Godey

Maxkamada Ciidamada ayaa xukun dil ah waxaa ay ku riday Xasan Cali Barre, halka Sayid Cali Aadan Nuur lagu xukumay Xabsi Daa’in iyadoona ugu dambayn maxkamaddu ay siideysay Muxudiin Maxamed Axmed oo lagu waayay dambigaas.

Guddoomiyaha Maxamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa warbaahinta u akhriyey xukunka ay maxkamaddu ridey oo rafcaan ka furan yahay.

DAAWO

PUNTLANDPOST

The post Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo xukuno riddey. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this