Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynah Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safarkiisii Imaaraadka iyo Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe.

Garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir ee Garoowe waxaa madaxweynaha ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan golaha xukuumadda, barlamaanka iyo maamulka degmada.

Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Deperani oo soo dhoweynta ka dib warbaahinta kula hadlay aqalka martida garoonka ayaa sheegay in madaxweynuhu safaro ku soo maray dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta, waxbadana uga soo qabsoomeen.

DAAWO

PUNTLANDPOST

The post Madaxweynah Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safarkiisii Imaaraadka iyo Itoobiya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this