Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Sabriye oo shaaciyey in la xaliyey tabashadii Ahlu Sunna

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in la xaliyey khilaafkii dowladda dhexe iyo Ahlu Sunna Waljamaaca.

Sabriye ayaa sheegay in dadaal badan kadib lagu guuleystay in la qanciyo hoggaanka sare ee Ahlu Sunna.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in halkooda ay ka sii socon doonaan dadaallada ay dowladda Soomaaliya ka wado magaalada Dhuusamareeb ee xarunta G/Galgaduud.

Halkan hoosek ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/cod-1-cali-gaab-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this