Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir dib loogu eegayey dastuurka Soomaaliya oo Garoowe lagu soo xirayo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa maanta lagu soo xirayaa shir looga arrinsanayey arrimaha dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya oo dibu eegis lagu samaynayey.

Shirkaan ayaa waxaa muddo saddex maalmood ah uu Garoowe uga socdey guddiyada dastuurka ee barlamaanka labada aqal ee dowladda Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Cuttubyada 10aad ilaa 15aad ee dastuurka Soomaaliya ayaa aad diiradda loogu saarayey sida uu Puntlandpost u sheegay mid kamid ah xildhibaanada golaha shacabka u qaabilsan dastuurka ee ka qaybgalay.

PUNTLANDPOST

The post Shir dib loogu eegayey dastuurka Soomaaliya oo Garoowe lagu soo xirayo. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this