Saalax

40 airport workers in Hargeisa airport,Somaliland region fired for being on federal Gov payroll

Recommended Posts

Saalax   

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Maareeyaha Ha’yadda duulista Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaqada ka ceydhiyey shaqaale dhan 40 qof kuwaas oo ka shaqeeyey Ha’yadda Duulimaad-yada aduunka ee ICOA kuwaas oo ka hawl gali jiray madaarka Hargeysa isla markaana hagi jiray diyaaradaha maraaya Hawda Somaliland

Shaqaalahan ayaa lagu eedeyey in mushaharka laga siiyo dalka Somaliya oo gabi ahaan-ba la soo wareegay maamulka hawda dalkii la isku odhan jiray Somaliya

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

SALAANMEDIA.COM

Hargaysa (Salaanmedia.com)- Maareeyaha Ha’yadda duulista Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaqada ka ceydhiyey shaqaale dhan 40 qof kuwaas oo ka shaqeeyey Ha’yadda Duulimaad-yada...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.