Sign in to follow this  
Deeq A.

Cudurada xoolaha ku dhaca oo af-soomili ku turjuman~qaar mid ah.

Recommended Posts

Deeq A.   

Cudurada xoolaha ku dhaca oo af-soomili ku turjuman~qaar mid ah. By: Dr.Abdihakim H. Kiishadwayne
Soomaali badan ayaa ku wareerta oo ay ku adkaataa inay helaan ama ogaadaan magaca saxda ah ee cudurka ay rabaan inay wax ka ogaadaan siiba kuwa u turjuma hay’adaha iyo goobaha caafimaadka iyo daryeelka xoolaha oo ah laf dhabarta dhaqaale ee dadkeena somaaliland leeyihiin. Hadaba, Halkaan waxaan ku soo arurinayaa magacyada cudurada xoolaha ku dhaca qaar ka mid ah iyo turjumidooda oo soomaali ah.
Cagaarshoow = jaundice Jadeeco = measles Busbus = chickenpox Furuq = smallpox Oofwareen [koolboaariyo] = pneumonia Dabeysha = polio Xaaqo [tiibisho] = TB Duumo [malaariyo] = malaria Qandho [feebaro] = fever Sonkoroow = diabetes Dhiigkar = high blood pressure Madaxfurad = migraine Hargab [ifilo] = influenza, cold, flu Neef = asthma Gaastariiko = ulcer Qoorgooye = meningitis Juudaan = leprosy Daacuun = cholera Shuban = diarrhea Cuncun [isnidaamis] = herpes Bahaloow/qaniinyo = rabies Tufoow [tuf] = rheumatic Kud = anthrax Teetana = tetanus? Indhagaduudoow [indhacaseeye] = yellow fever Waraaboow [bajo, isfiilato] = syphilis Qalal = epilepsy Dhiigyaraan = anemia Aragbeel = glaucoma Sanboor = sinus Kaadidhiig = hematuria Dheefshiidxumo = dyspepsia Iskudhexyaac maxkaxdeed = schizophrenia Xinjirwaa = hemophilia Biyodhac [indhaha] = cataract Axaldhiiga [disantariyo] = dysentery Baabasiir = hemorrhoid Dhiigcadaad = leukemia Dhagaxkalyood [dhagaxgal kili] = kidney stone Cudurka Sanbabada (Pneumonia) Dhabar Xanuun (Back Pain) Infekshanka Bartamaha Dhegta (Otitis Media) Dhibaatooyinka Wax Liqidda (Swallowing Problems) Xajiinta, Cuncunka (Allergies) Hawl Gabidda Wadnaha (Heart Failure) Cuna Xanuun (Sore Throat) Cadaadiska Dhiiga (Hypertension) Dhego Beelid (Hearing Loss) Gaastiriko (Gastritis) Xubno Xanuun (Arthritis) Malaariyada (Duumada) (Malaria) Miyir Beelidda (Coma) Neef ama Xiiq (Asthma) Kaadi Sonkorow (Diabetes) Qaaxada (Tiibisho) (Tuberculosis) Dhiig yari (Anemia)[/b] SHUBAN BIYOOD” (Cholera) Saxaro Adayg (Constipations) Shuban (Diarrhea) Qandho ama Xumad (Fever) Cagaarshowga B (Heabatitis  Cudurka Bararka Xiidmaha (Crohn Disease) Wadne Qabad (Heart Attack) Cudurka Dhimir Beelidda (Alzheimer disease) Oof Wareen (Pneumonia)  Jabtida iyo Daweynteeda (Gonorrhea) Bukashada Caloosha (Gastroenteritis)  Sonkorta Dhiigga ee Hooseysa (Hypoglycemia) Qumanka (Tonsillitis) Howlgabka kacsiga (Impotence) Wadne Gariir (Atrial Fibrillation)  Cudurka Sambab xaniban ee Raagay (COPD)  Waraabow / Isfiilito / Xabad (Syphils)  Sonkorowga (Diabetes)  Cudurka Dadka Xasuusta Ka Lumiya (Parkinson Disease)  Xanuunka caadaada (Dysmenorrhoea)  Heerarka Foosha (Stages of Labor)  Buruq Naaseed (Breast Lump)  Sonkorowga Uurka (Gestational Diabetes)  KUDKA (ANTHRAX) Yirid (Gingivitis) Kaadi-Saarista (Dialysis)  Hawlgabka kelyaha (Kidney Failure) Boogoobidda Xiidmaha (Ulcerative Collitis)  Cagaarshowga C (Hepatitis C)  Lafa-beel (Osteporosis)  Bukashada Caloosha (Gastroenteritis)  Burburka carjaw laabatada / Riixa (Osteoarthritis)  Alarjiyo aad u xun (Anaphylaxis) Qallalka (Epilepsy) Qalitaanka Saarista Xameetida (Cholecystectomy)  Qabsin-saarid (Appendicectomy)  Baabasiir (Haemorrhoids)
Dhicinta (Abortion)  Qaniinyada Cayayaanka (Insect Bites)  Cabeebka Ibta (Candida of the Nipple) Xajiinta Gacmaha (Irritant Hand)  Isnadaamis (Scabies) Xajiinta, Cuncunka (Allergies)  Qaamo-qashiir (Mumps) Xiiq-dheer (Whooping Cough)  Talaalka Dabaysha (Polio Vaccine)  Gedef (Rickets)  eebka Ilmaha – Candida (Thrush) dhakaako (Autism) Busbus (Chicken Pox)  Caadka Indhaha (Cataract) Uurdoox (ilmaha lagu qalay) [C/Section]  Niyad Jabka Umusha Kadib (Post Natal Depression)  Ilma Qoolan (Ectopic Pregnancy)  Ka-Saarida minka (Hysterectomy)  Daryeelka Dhalmada Ka Dib (Postnatal Care)  Daryeelka Dhalmada Ka Hor (Prenatal Care)  Walac (Morning Sickness) Baraska (Vitiligo) Findoob (Acne)  Kasoo-bax (Boils or Furunculosis)  Cambaarta Madaxa(Tinea Capitis)

 

Abdihakim Hassan Jama

 

kiishadwayne@gmail.com

 

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this