Sign in to follow this  
Deeq A.

Liiska ergooyinkii shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo la soo gudbiyey.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga dibu heshiisiinta maamulka Galmudug oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay soo gaareen liiska ergooyinka shirka dhowaan ka furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

DAAWO

Gudiga

Guddiga dibu heshiisiinta Galmudug,"Waxaanu haynaa dhammaan ergooyinkii shirka".

Posted by Puntland Post on Thursday, August 15, 2019

PUNTLANDPOST

The post Liiska ergooyinkii shirka dibu heshiisiinta Galmudug oo la soo gudbiyey. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this