Deeq A. Posted July 29, 2019 Madaxweynaha Somaliland ayaa goor dhaweyd sameeyey xil ka qaadis iyo magaasbis waxaana uu madaxweyne Muuse Biixi magacaabey 1 Axmed Xussen Nuur Axmed Taajir ( Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada 2 Axmed Yuusuf Maxamed ( Maareeyaha Haay’adda Wadooyinka ) 3 Cabdishakuur Ismaciil Muumin Aar (Agaasimaha Fulinta Kominshanka Aids-ka ee Somaliland ) 4 Maxamuud Ismaciil Cilmi ( Agaasimaha Guud Ee Haaya’dda Duulista Iyo Madaarada ) 5 Xamse Suldan Aadan Faarax ( Agaasimaha Guud ee Haaya’dda Shaqaalaha Dawlada ) 6 Cawaale Faarax Cilmi ( Badhasaab ku xigeenka Gobalka Awdal ) 7 Diiriye Cabdi Jaamac ( Xubin ka tirsan Gudidda qandaraas-yada Qaranka ) 8 Sahra Maxamed Xussen ( Agaasimaha Daaweynta Iyo Daryeelka ee Kominshanka Xakameynta Aidsk-ka ) Sidoo kale Madaxweyne Biixi Ayaa Xilka Ka Qaadey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada Agaasimaha Fulinta Ee Kominshanka Aids-ka Maareyaha Haaya’dda Wadooyinka Badhasaab Ku Xigeenka Gobalka Awdal Agaasimaha Daawenta Iyo Daryeelka Aids-ka Dhinaca Kale ayaa cafiyey qaar ka mid ah maxaabiistii budhcad badeeda u xidhmneyd ee laga soo wareejiyey dalka Siishalis Qaran News Share this post Link to post Share on other sites