Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi oo sameeyay xil la qaadis Iyo magacaabis

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somaliland ayaa goor dhaweyd sameeyey xil ka qaadis iyo magaasbis waxaana uu madaxweyne Muuse Biixi magacaabey

1 Axmed Xussen Nuur Axmed Taajir ( Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada

2 Axmed Yuusuf Maxamed ( Maareeyaha Haay’adda Wadooyinka )

3 Cabdishakuur Ismaciil Muumin Aar (Agaasimaha Fulinta Kominshanka Aids-ka ee Somaliland )

4 Maxamuud Ismaciil Cilmi ( Agaasimaha Guud Ee Haaya’dda Duulista Iyo Madaarada )

5 Xamse Suldan Aadan Faarax ( Agaasimaha Guud ee Haaya’dda Shaqaalaha Dawlada )

6 Cawaale Faarax Cilmi ( Badhasaab ku xigeenka Gobalka Awdal )

7 Diiriye Cabdi Jaamac ( Xubin ka tirsan Gudidda qandaraas-yada Qaranka )

8 Sahra Maxamed Xussen ( Agaasimaha Daaweynta Iyo Daryeelka ee Kominshanka Xakameynta Aidsk-ka )

Sidoo kale Madaxweyne Biixi Ayaa Xilka Ka Qaadey

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada
Agaasimaha Fulinta Ee Kominshanka Aids-ka
Maareyaha Haaya’dda Wadooyinka
Badhasaab Ku Xigeenka Gobalka Awdal
Agaasimaha Daawenta Iyo Daryeelka Aids-ka
Dhinaca Kale ayaa cafiyey qaar ka mid ah maxaabiistii budhcad badeeda u xidhmneyd ee laga soo wareejiyey dalka Siishalis

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this