Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Wasaaradda Gargaarka DFS Oo Wadda Qorsheyaal Looga Hortagayo Abaaraha Iyo Fatahaadaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda gargaarka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney waddo qorsheyaal ballaaran oo ay ku doonayaan in looga hortago xilliyada abaaraha iyo sidoo kale fatahaadaha wabiyada dalka mara.

Mukhtaar Shire Xuseen, agaasimaha wasaaraddan ayaa sheegay in wasaaradda ay ku howlan tahay qorsheyaal ku aaddan sidii wax looga qaban lahaa maareynta musiibooyinka.

Wuxuu sheegay in muhiim ay tahay xilli walbo in la isku dayo sidii looga hortagi lahaa abaaraha iyo sidoo kale fatahaadaha, dadkana loo bari lahaa ka hortaggooda.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/07/agaasimaha-wazaaradda-gargaarka-somaaliya-.mp3

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this